DAAWO: Xasan Daahir Aways Oo Ka Hadlay Ururka Al-Saacudiin Bil Xaq.

Sheikh Hassan Daahir Aweys ayaa xabsi-gurigii kasoo dhex hadlay, isago sharaxay firqo dimeedka cusub ee "Al-Saacudiin Bil Xaq" Oo uu sheegay inay hoosta Ka dhisnaayeen ilaa Iyo 1970s, iyago dadka kale dhan Gaalo uyaqaano.

0
71